Villa Somalia oo wajaheysa “laba daran mid dooro” sababo la xariirta warkii beesha caalamka

Beesha caalamka ayaa xalay soo saartay war-saxaafadeed waqti dheer la sugayay oo ay uga hadleen xaaladda doorashada dalka iyo sida ugu habboon ee xaaladda cakiran looga gudbi karo. Dulucda war saxaafadeedka ayaa ahaa in dhammaan dhinacyada arrintu khuseyso ay wadahadal iyo isu tanaasul ay wax ku dhameeyeen, si dhawaan loo qabto doorasho la isku raacsanyahay. … Continue reading Villa Somalia oo wajaheysa “laba daran mid dooro” sababo la xariirta warkii beesha caalamka